El servicio también está disponible en tu idioma. Para cambiar el idioma, pulseEnglish
Best analytics service

Add your telegram channel for

  • get advanced analytics
  • get more advertisers
  • find out the gender of subscriber
Categoría
Ubicación del canal e idioma

all posts Somali Books 📚

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali Free Ah Youtube:  https://shorturl.at/auGJZ  Diclamer:  https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15  © Somalibooks Pro Inc - All Rights Reserved-⤵️  @Cabasho_Bot   @Tusmobook  
Mostrar más
110 829+58
~11 397
~5
11.59%
Calificación general de Telegram
Globalmente
11 371lugar
de 78 777
0lugar
de 0
En categoría
71lugar
de 857
Archivo de publicaciones
Markaan arko digaaga lugtiisu le'egtahay lugta lo'da waxaan u malayn jiray in la baantay oo uu dhul barwaaqo ah ka koray. Saw Iraab ayaa lagu buufiyaa hadaan digaag dambe Cuno dib ha iila hadlina

digaag been ah.mp4

3 952
14

Kalgaceyl Book .pdf

4 275
12
Buugan ayaa hada dabka laga soo qaaday oo aan idin soo helay Waana buuga jaceyl ah oo dhiig joojin ah,Waan arkaa taariikhd ayaa codka wadatta waan asoo wadnaa... Hordhaca Buuga R un ahaantii buug in la qoraa wey sahlan tahay balse waxa la qorayaa ayaa kala adag kalana gedisan.ka soo gudub buugan waa buug jacayl iyo dhiiri gilin iskugu jira mana aha sida buugaagta kale ee waa buug uu qoray qof aan waligii buug hore qorin balse nafsad ahaantiisa u qortay bugaag hore . Kalagacceyl sida aad magacaba ka garan kartid waaa buug jacayl ah inkastoo badan keen jacaylaka aan u heysano wax iska fudud oo aad markaad doontid heli kartid. waxaan dhihi karaa shaqsiyan jacayl wanagsan oo la helaa waa nolol wa naagsan oo la helay, nolol bilaa jacayl ah sidee baa loogu noolan karaa. Gunta warkeyga kalgaceyl waa wehelka lamanayaasha isku cusub iyo kuwa isku duqoobay.
Mostrar más ...
4 465
2

📕🫕Buug Cusub noocee Jeclaan lahayd Inaan Soo Qaadno Maanta

Jaceyl
Suugaan
Taariikh
Wixii aan Helno
0
Votación anónima
4 075
0
@SearcheeBot botkani wuxuu kaa caawinayaa inaad baadho Telegramka
4 113
0
Buugan Waa qiso xanuun badan oo kaa Oohin Doonta kana warramaysa dhibka dhaqan ee bulshadeenna ka jira.😈😢 Sidaa iyo akhris habboon.
4 447
3
Buugan Waa qiso xanuun badan oo kaa Oohin Doonta kana warramaysa dhibka dhaqan ee bulshadeenna ka jira.😈😢 Sidaa iyo akhris habboon.

Adeegto.pdf

4 515
18
⭕️🔻 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 ++ ❗️❕ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ ) ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 𝗷𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗼𝗿𝗮𝗮𝗵 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ ) ├ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 💎𝗽𝗿𝗲𝘀𝗲𝗻𝘁𝗲𝗱 by ━━━━━━━━━━━━━━━━
Mostrar más ...
4 733
2
I taalkaygi iyo Abaalki Internetka Muna Mahamoud Mouse - -

I taalkaygii iyo Abaalki Internetka.pdf

6 146
26
Buuga: I taalkaygii iyo Abaalki Internetka Qoraa: Muna Maxamed Muuse Nooca: Pdf Boga: 277 Page Cabir: 2.8 MB ------- Erayga Buugga------ Camal kasta oo uu Aadamuhu qabto ma waayo gaabis ama nusqaan sidaa darted waxan ka cudur daaranaya gef kasta iyo fahan yaraan kasta oo ka timaada qoraalada buuqan ku xusan, waxan ahay bani'adam astaantiisu tahay gaf iyo ilowshiyo, qof kastana waxa lagu qiimeeya heerka garowshiyihiisa iyo garadkiisu yahay, Aan si kale u dhigee hadad ku aragto meelo muhiima oon ka tagay ama wax ay ahayd inan ka reebo oon ku daray waxad ii xisaabisaa basharnimo wixii talo ahna wan ogolahay mahadsanid. ------------------ - join - Join ☺️ Goor Dhaw Filo
Mostrar más ...
6 560
3
Djibouti settelite bey soo iibsatay hawadana way u dirtay! Masha'allah.
9 861
2
👨‍💻1GB is equal to ___ MB ?
11 271
2
📚
Waxaana ku soo koobay buug yarahan aan ugu magac daray “XIFDINTA QUR’AANKA, RIYO LEH TALLAABOOYIN”, Si ay wehel iyo kaalmo ugu noqoto kan ku guda jiro Xifdintiisa. Shidaal iyo dhiirrigelinna ay ugu noqoto kan aanan tijaabin macaanka xifdinta Qur’aanka.

━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ XIFDINTA QUR’AANKA 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ C/asiis C/llaahi Xuseen 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.7 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 30 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ ━━━━| |━━━━ ━━━━| | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 2 sac kadib hoos ka dagso: 👇
Mostrar más ...
11 651
5

@somalilibrary - Xifdinta Quraanka.pdf

11 720
71
#⃣ LIVE-GORFEYNTA
Somali Books 📚
بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali Free Ah Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15 © Somalibooks Pro Inc - All Rights Reserved-⤵️ @Cabasho_Bot @Tusmobook
1 423
0
⭕️🔻 Community ++ ❗️❕ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ ) ├ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ 💎Presented by ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
Mostrar más ...
10 259
5
Buuga: NAFTAYDAAY IMAQAL Qora: zahra bint ciisa Page:76 pages Size:406 KB ----- Erayga Buugga--- hubaal qofwalba oo inaga mid a wuxu leeyahay hab nololeed isaga ugaar ah balse waxa jira waxyabo aanka simanahy oo si iskumid ah inagu dhaca inagoo anan garanayn sababaha ay waxasi ku yimadan hadana badana waxan nahy kuwo ku qanacsan sheeyada. - Join - Join

NAFTAYDAAY IMAQAL (1).PDF

13 702
80
Goordhaw Filo Buuga: NAFTAYDAAY IMAQAL Qora: zahra bint ciisa
11 270
5
barakooba dhamaantiin ish allah,if iyo aakhirba Barakooba
Dhigaal_wanaag
Weedho xikmadaysan,qoraal dareentabad ah,sheekooyin gaagaaban,erayo jecel iwm.
12 063
1
Asc Dhalinyaro Waxaan wadnay Tijaabo Yar adeega Somali-Comminitiy 2 minit Waa Delet..
31
0
📚Xabag Barsheed 💎💎 F.G Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo iyo Wax la mid ah.❌ ✅ DISCLAIMER ❇️Fahruska Guud ee Buugta @TusmoBOOKS © Somalibooks Pro Inc Wixii Hore halkan 📚Buugaag hore ◈◈◈⊰────── ♻️How to donwload ? ◈◈◈⊰──────

Xabagbarsheed.pdf

14 404
19
🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑 🌑🌒🌕🌕🌘🌑🌒🌕🌕🌘🌑 🌑🌔🌕🌕🌕🌑🌕🌕🌕🌖🌑 🌑🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌑 🌑🌒🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌘🌑 🌑🌑🌒🌕🌕🌕🌕🌕🌘🌑🌑 🌑🌑🌑🌒🌕🌕🌕🌘🌑🌑🌑
Somali Books 📚
📚 Is-Xasuusin Hadii aad Buug leedahay ama buug hayso Somali Salaan kadib Waa Bahdsa Somalibooks oo idin leh.Ciid Mubaaric maalmo fiican kadib ❇️Hadii aad pdf leedahay oo aanad rabin inay dadka somalida ah Free ku helaan waad nala soo hadli kartaa waanka ka saarnaynaa. ❇️Sidoo kale hadii buug hayso oo jeceshahay inaad nala wadaagto inta bot ka hoose nagala nagala soo xidhiidh sxbyaal @Caaawinbot ✅ DISCLAIMER Halkan ka akhri ❇️Fahruska Guud ee Buugta @TusmoBOOKS ❌© Somalibooks Pro Inc - All Rights Reserved ❌Wixii Hore halkan 📚Buugaag hore 📚Buugaag Cusub ◈◈◈⊰ ────── ♻️ Qof Cusub How to donwload ? ◈◈◈⊰ ──────
30
0
📚Buugan Awal miyaad Hayseen Hadaa Lay Laysoo gaadhsiiyeye. ❤️Love
11 977
5
❗️Caawa Live Suaalo Qoraalka ah❓
10 233
0

Shiicadu waligood ma u hiiliyeen Islaamka.pdf

11 540
33
📚BUUGANAAN IDIN HAYAA IGAMA AH INAAN DULMIGA QAZA LAGU HAYO AAN OGAYN WAXASE JIRTA TAARIIKHDA LAMA BADELI KARO BUUGAN ISHA MARI.. MA SOO DAAYAAA
10 636
2
Asxbta Ma Isticmaashaa ChatGpt Ma Ogtahay Hada uma Baahnid inaad Login Gareyso Sida Google Waa No Login... Lakin Only ChatGPT 3.5 Adigoon ka bixin Telegram Taabo ⤵️⤵️⤵️ Sidoo kale eeg
10 899
10

90 DAYS ROUTINE.pdf

10 955
131
📚 "Jidka Saxda ah: 90 Maalmood ee Isbadal ka " Hordhac Kooban: Ku soo dhawoow "Jidka Saxda ah: 90 Maalmood ee Isbedelka." Buuggan, waxaynu ku galnay safar qofeed oo korriin, is-helid, iyo isbeddel qoto-dheer. Waa hage loogu talagalay inuu kaa caawiyo inaad furto kartidaada buuxda, dib u qeexid noloshaada, iyo abuurista saameyn waarta. Noloshu waa doorashooyin taxane ah, inta badan, waxaynu isku aragnaa isgoysyada, oo aan la hubin dariiqa aynu mari lahayn. Waxaan u rabnaa isbeddel, bilow cusub, laakiin waxaa laga yaabaa inaanan mar walba garanayn halka laga bilaabo ama sida loo maareeyo cakiran ee isbeddelka. Taasi waa meesha uu buuggu ka soo galo - waxa uu u adeegaa sida kombuyuutarkaaga, isaga oo ku hagaya nooca naftaada ka wanaagsan. Akhris Wacan.... 📚Buugaag hore ──────⊱◈◈◈⊰────── ♻️ Qof Cusub : How to donwload ? ──────⊱◈◈◈⊰──────
Mostrar más ...
10 511
11
Hordhac: Waxan noolnahay waqti ay sii badanayso xidh xidhaanshaha lakiin waa suaale maxa sababay ? Ma Deeganka qofku ku nool yahay ayaa sababtay ? Mise qaabka uu qofku u soo koray ? Mise waryaabooyin badan oo naga qarsoon !!!! Cilmi baadhis yar oo kooban oo ku saabsan " Sameeynta Xidhxidhaanshaha ay ku leedahay Bulshadeena " Waxa inoo soo diyaariyay Midawga fikradaha " Goobta ay ku midoobaan Fikradaha Kala Duwan "

MIDAWGA FIKRADAHA 01.pdf

9 523
34
📕Midowga Fikradaha FAAHFAAHIN Waxan noolnahay waqti ay sii badanayso xidh xidhaanshaha lakiin waa suaale maxa sababay ? Ma Deegaanka ? Mise qaabka uu qofku u soo koray ? Mise waxyaabooyin badan oo naga qarsoon ?!!!! aad idin kale buugan Cilmi baadhista ah Akhris Wacan.... Midawga fikradaha Cilmi-Baadhista. © Somalibooks Pro Inc
9 914
6
📚 Is-Xasuusin Hadii aad Buug leedahay ama buug hayso Somali Salaan kadib Waa Bahdsa Somalibooks oo idin leh.Ciid Mubaaric maalmo fiican kadib ❇️Hadii aad pdf leedahay oo aanad rabin inay dadka somalida ah Free ku helaan waad nala soo hadli kartaa waanka ka saarnaynaa. ❇️Sidoo kale hadii buug hayso oo jeceshahay inaad nala wadaagto inta bot ka hoose nagala nagala soo xidhiidh sxbyaal DISCLAIMER ❌❌❗️ © Somalibooks Pro Inc 📚Buugaag hore ──────⊱◈◈◈⊰────── ♻️ Qof Cusub : How to donwload ? ──────⊱◈◈◈⊰──────
Mostrar más ...
Qaybta Caawinta -Somalibooks
soo qor wixii qabasho iyo dhib ee ku saabsan buugta Somalibooks soo qor 3 saacadood jawaab waad heleysaa wll
10 870
4
Waa Bilaabantay ilaahay Nabad baan Kaa narimay hadaan nahay Somai
11 446
0
Waxaan ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynaynaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-fidriga. Waxaana Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubbanayd ee aan soo gudannay bishii Ramadaan.
15 160
10
- Last Day of Ramadan! ✨❤️
13 965
1
Duco-Kale- Masjidka Nabiga... Tallow Ducadan Malaha waa la soo edit gareeyey Maxay kula tahay? Duco Lahayste ah.

y2mate_com_The_supplication_of_the_Imam_of_the_Grand_Mosque_of_Medina.mp4

14 298
3
💧❤️Waxaan aan wali xasuusteedu iga hadhin Markii yara iida Marka ay soo galayso ama sedex habeen ka Hadhay Farxadeeda. Wali Waan Hayaa Farxadaas idinkuna ma haysaan waliba marka dharka Ciida la so iibo ee waagu baryayo ma seexan jirteen? IIIDUL CAAFIYA SXBYAAL
12 330
0

sticker.webm

11 172
2
💧❤️Waxaan aan wali xasuusteedu iga hadhin Markii yara iida Marka ay soo galayso ama sedex habeen ka Hadhay Farxadeeda. Wali Waan Hayaa Farxadaas idinkuna ma haysaan waliba marka dharka Ciida la so iibo ee waagu baryayo ma seexan jirteen?
1
0
12 016
7

Axkaamta Sakaatul Fidrida.pdf

11 424
19

Axkaamta Sakaatul Fidrida.pdf

5
0
3
0
website ku anfici doono Gaar ahaan dadka shaqo doon doonka ah. 1.   2.   3.   4.   5.   6.   7.   8.  9.   10.   11. 
11 156
47

sticker.webm

1
0
😱🙆‍♂️ §ðmålï + Community 🙆‍♂️😱 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ Diinteena Suuban Nolosheena Quruxda IslamkaHidaayatu rabiHogaan Dumar Dhaqan wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ Jeestoole Qalbi Jileec Qalbi dhayeKalimat KariimArimaha JacaylkaAlbaani Channel Nuxur side 𝐑𝐮𝐮𝐱𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐠𝐚𝐧 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ qalbiyadeenaDareen Side Hassan Caashaq Jacayl side Kaydka qormooyinka Fikradaheena Faido Channel Hoyga sugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ MaanHage AcademyFree Udemy Courses Haqabtire College Aqoon Kobciye ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ Kobciye Books ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ Vip Channel➡️ Join now ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channel
Mostrar más ...
Quruxda islaamka
Kala soco islaamka iyo horumerkisa Caafimaadka, dhaqanka, diinta islaamka dhiirigalinta, quraanka , khayrka iyo wanaaga
12 571
5
📚Culmiga Ilmaha iyo Hagid Fiican.

Ubadka iyo Tarbiyada Ugu Fiican ee La Siin Karo.pdf

10 833
40
Culuumta Ubadka iyo Tarbiyada Fiican📚 ❌ Buugan waxaa qoray Galbeedka inay Tarbiyada kaaga sheekeeyeen iyo xuquuqul insaan waad iska fahmaysaa lakin wax badan oo faa,iido ah ayaa ku jirta Waayo Caalam yaryarka Agteena Waxbadan lama dhegeysto.
11 278
4
" WE WIN OR WE DIE " LION OF THE DESERT Magaciisa soo qora inta wax akhrida sheegayaa

_WE_WIN_OR_WE_DIE_LION_OF_THE_DESERT_OMAR_MUKHTAR_EDIT_#shorts.mp4

11 167
4
☕️First Somali ah ku dhisan Telegram haka Bixin? infinitely flexible interfaces?-Kujir isaga❗️
11 386
0
🏀First Somali ah ku dhisan Telegram haka Bixin? infinitely flexible interfaces 💎💎💎 -⬇️
First Somali ah ku dhisan infinitely flexible interfaces
Website ugu Horeyey Somali Telegram App iyo drop shipping website Call @Mfaratoon
245
0

DHOOFJACEYLUDARANA.pdf.pdf

12 591
26
11 531
4
AI somalibooks Suaal Kasta weydii ha adag ama Jilicsan 💎💎💎
12 469
2
bal screen shot ka qaad oo wixii ku soo baxa haka xumaane aniga sheekhad ayaa ii soo baxday adigana nasiibkaa-🤣
12 162
3

1678eda2-b8e4-4bf9-ab6c-fcc8ef8a38ab.mp4

12 801
6
🔺🎙🎙🎙🎙ℹ️ℹ️

Gasa_Waxa_ka_Socda_Masiibo_tii_Ugu_Darnayd_Ee_Aduunka_Soo_Marta┇Mufakir.mp3

15 115
6
💎🟢💎🟢💎🟢💎🟢💎🟢💎🟢💎🟢💎🟢💎🟢🔴No Uploading.... 10-Cisho Fasax ayaa Galaynaa Waayo Tobankii Wax ka weyn aan qabsan lahayn... Tobankii dambe iyo Rmdn Mbrk
17 779
2
https://t.me/alnacim
مؤسسة دار النّعيم
•Mu’Asasada Daarulnaciim: *Waxey utaagantahay kashaqeynta Sara uqadista dacwada iyo diinta. •waxa ka masuul ah: https://t.me/alnacim ٠maamul-ka @alnaciimtacliimbot
2 781
0

HADIMADA.pdf

18 451
25
HADIMADA GUMAYSIGA NIDAAMKA ISKUULADA
18 121
6
💎💀Haddii Eebbe doonayo wax inay dhacaan, way dhacayaan. Haddii Eebbe rabin wax dhaca, ma dhacayaan. Marka ha ka fikirin, ha isku buufin naftaada. Isdeji oo ku kalsoonow in Eebbe sameynayo waxa adiga kuu fican.
📚𝐊𝐨𝐛𝐜𝐢𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥📚
𝙺𝚘𝚋𝚌𝚒𝙰𝚚𝚘𝚘𝚗𝚝𝚊𝚊𝚍𝚊 𝚆𝚊𝚊 𝙶𝚘𝚘𝚋 𝚊𝚊𝚍 𝚔𝚊 𝚑𝚎𝚕𝚒 𝚔𝚊𝚛𝚝𝚒𝚍 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙳𝚒𝚒𝚗𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝙹𝚊𝚌𝚊𝚢𝚕 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝚃𝚊𝚡𝚊𝚗𝚊𝚢𝚊𝚊𝚕 𝚃𝚊𝚊𝚛𝚒𝚒𝚔𝚑𝚒 𝙰𝚑 ☞︎︎︎𝙱𝚞𝚞𝚐𝚊𝚊𝚐 𝙿𝚍𝚏
16 147
1
Type: Channel Category: Books Rating: ⭐️ 4.61 (87) Language(s): Somali Owner: Somali_people Rate Hore : Rate Garee : Reviews Dadka Shar Garee
15 675
0
Koorsooyin Free ah📕 🆔⤵️ Hadiyadii Rabi 📿 🆔 j⤵️ Buugaag Somaliyeed📚 🆔 ⤵️ Xigmada Aduunyada🖊 🆔 ⤵️ Mucaashaq jacayl 🔅 🆔 ⤵️ Umuuraha Jaceylka💔 🆔 ⤵️ Qalbi Dhaawacan ❇️ 🆔⤵️ Joogtaynta Faa,iidada 📊 🆔⤵️ Qalbi Daweeye  💖 🆔⤵️ Akhlaaqda Sare 📸 🆔⤵️ Nuxurka Amuuraha 😘 🆔⤵️ Hagaha dumarka 🧕 🆔 ⤵️ Aqoon kororsi. 📚 🆔⤵️ Kobci aqriskaaga 📖 🆔⤵️ Hadalada Wanaagsan 🔈 🆔⤵️ Quruxda Islaamkeena 🆔⤵️ Fikrado gaara 💭 🆔⤵️ Xogta Qalinmaal  📝 🆔 ⤵️ Suugaanta Sugan 📷 🆔⤵️ Dareen qoyan ❤️‍🩹 🆔⤵️ Aqris kunool 💡 🆔⤵️ Hoyga mucaashaqiinta ❤️ 🆔 j⤵️ Xaqiiqda qarsoon 🫣 🆔 ⤵️ Ruuxda Nafta ✍️ 🆔⤵️ Qalbi Jileec ❤️‍🩹 🆔⤵️ Dhiiragalinta Nolosha 😊 🆔 j⤵️ SOMALI LIBRARY 📚 🆔⤵️ Haqabtire College 🆔⤵️ Nolosha iyo Diinta 🕌 🆔⤵️ Dhiragelinta nafta😊 🆔⤵️ Diinteena suuban 🆔⤵️ KULIYADA📖 🌓-------------✅---------🌗 ⭐️ Powered By :  🌓-------------✅---------🌗
Mostrar más ...
Somali Free Udemy Courses
Here you can Find Free Udemy Courses 🔥 Premium Courses 🔥 🔰 Free | Paid Stuff 🔰 ♠️ Casharo aan Xayeysis ahayn ♠️ ❌ No Ads | Only Usefull Content ❌ ✔️ Latest Stuff Everyday ✔️ 📣 No short links 👆👆 Link Will Be Deleted Soon 👆👆
15 937
9
‼️🔼اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد💙❤️

file

14 553
7
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ Tani waa noloshaydii ⭕️ ⭕️⭕️                             | 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 | 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ Tani waa noloshaydii 𝗤𝗼𝗿𝗮:     ➠ Cawo Cumar Ismaaciil 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮:  ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿:    ➠  265 KB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 44

Buug-1.pdf

14 620
47
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: 📚 Tani waa noloshaydii Buugani waa Buug Dhaymo nafeed ah oo aan ugu talo galay Dadkayga.Sidoo kale waa buug dhinacyo badan inoo taabanaya sida...•Dhaawaca qalbiga ku yimaada iyo sidaan uga soo kaban lahay waa digniin waa dhiiri galin.Waxaanan u hibeeyay qof walboo maalin uun xanuun dareenay la fogeyay oo la cid leeyaya. Ahris wacan.... ━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Tani waa noloshaydii 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Cawo Cumar Ismaaciil 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 265 KB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 44
Mostrar más ...
14 395
11
Última actualización: 11.07.23
Política de privacidad Telemetrio