Best analytics service

Add your telegram channel for

  • get advanced analytics
  • get more advertisers
  • find out the gender of subscriber
Категория
Гео и язык канала

статистика аудитории Somali Books 📚

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali Free Ah Youtube:  https://shorturl.at/auGJZ  Diclamer:  https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15  © Somalibooks Pro Inc - All Rights Reserved-⤵️  @Cabasho_Bot   @Tusmobook  
Показать больше
110 829+58
~11 397
~5
11.59%
Общий рейтинг Telegram
В мире
11 371место
из 78 777
В стране, Финляндия 
0место
из 0
В категории
71место
из 857

Пол подписчиков

Если это ваш канал, тогда можете узнать какое количество женщин и мужчин подписаны на канал.
?%
?%

Язык аудитории

Если это ваш канал, тогда можете узнать какое распределение подписчиков канала по языкам
Русский?%Английский?%Арабский?%
Количество подписчиков
ГрафикТаблица
Д
Н
М
Г
help

Идет загрузка данных

Время жизни пользователя на канале

Если это ваш канал, тогда можете узнать как надолго задерживаются подписчики на канале.
До недели?%Старожилы?%До месяца?%
Прирост подписчиков
ГрафикТаблица
Д
Н
М
Г
help

Идет загрузка данных

Почасовой прирост аудитории

    Идет загрузка данных

    Время
    Прирост
    Всего
    События
    Репосты
    Упоминания
    Посты
    Since the beginning of the war, more than 2000 civilians have been killed by Russian missiles, according to official data. Help us protect Ukrainians from missiles - provide max military assisstance to Ukraine #Ukraine. #StandWithUkraine
    Markaan arko digaaga lugtiisu le'egtahay lugta lo'da waxaan u malayn jiray in la baantay oo uu dhul barwaaqo ah ka koray. Saw Iraab ayaa lagu buufiyaa hadaan digaag dambe Cuno dib ha iila hadlina

    digaag been ah.mp4

    3 952
    14

    Kalgaceyl Book .pdf

    4 275
    12
    Buugan ayaa hada dabka laga soo qaaday oo aan idin soo helay Waana buuga jaceyl ah oo dhiig joojin ah,Waan arkaa taariikhd ayaa codka wadatta waan asoo wadnaa... Hordhaca Buuga R un ahaantii buug in la qoraa wey sahlan tahay balse waxa la qorayaa ayaa kala adag kalana gedisan.ka soo gudub buugan waa buug jacayl iyo dhiiri gilin iskugu jira mana aha sida buugaagta kale ee waa buug uu qoray qof aan waligii buug hore qorin balse nafsad ahaantiisa u qortay bugaag hore . Kalagacceyl sida aad magacaba ka garan kartid waaa buug jacayl ah inkastoo badan keen jacaylaka aan u heysano wax iska fudud oo aad markaad doontid heli kartid. waxaan dhihi karaa shaqsiyan jacayl wanagsan oo la helaa waa nolol wa naagsan oo la helay, nolol bilaa jacayl ah sidee baa loogu noolan karaa. Gunta warkeyga kalgaceyl waa wehelka lamanayaasha isku cusub iyo kuwa isku duqoobay.
    Показать полностью ...
    4 465
    2

    📕🫕Buug Cusub noocee Jeclaan lahayd Inaan Soo Qaadno Maanta

    Jaceyl
    Suugaan
    Taariikh
    Wixii aan Helno
    0
    Анонимное голосование
    4 075
    0
    @SearcheeBot botkani wuxuu kaa caawinayaa inaad baadho Telegramka
    4 113
    0
    Buugan Waa qiso xanuun badan oo kaa Oohin Doonta kana warramaysa dhibka dhaqan ee bulshadeenna ka jira.😈😢 Sidaa iyo akhris habboon.

    Adeegto.pdf

    4 515
    18
    Buugan Waa qiso xanuun badan oo kaa Oohin Doonta kana warramaysa dhibka dhaqan ee bulshadeenna ka jira.😈😢 Sidaa iyo akhris habboon.
    4 447
    3
    ⭕️🔻 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 ++ ❗️❕ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ ) ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 𝗷𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗼𝗿𝗮𝗮𝗵 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ ) ├ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 💎𝗽𝗿𝗲𝘀𝗲𝗻𝘁𝗲𝗱 by ━━━━━━━━━━━━━━━━
    Показать полностью ...
    4 733
    2
    I taalkaygi iyo Abaalki Internetka Muna Mahamoud Mouse - -

    I taalkaygii iyo Abaalki Internetka.pdf

    6 146
    26
    Buuga: I taalkaygii iyo Abaalki Internetka Qoraa: Muna Maxamed Muuse Nooca: Pdf Boga: 277 Page Cabir: 2.8 MB ------- Erayga Buugga------ Camal kasta oo uu Aadamuhu qabto ma waayo gaabis ama nusqaan sidaa darted waxan ka cudur daaranaya gef kasta iyo fahan yaraan kasta oo ka timaada qoraalada buuqan ku xusan, waxan ahay bani'adam astaantiisu tahay gaf iyo ilowshiyo, qof kastana waxa lagu qiimeeya heerka garowshiyihiisa iyo garadkiisu yahay, Aan si kale u dhigee hadad ku aragto meelo muhiima oon ka tagay ama wax ay ahayd inan ka reebo oon ku daray waxad ii xisaabisaa basharnimo wixii talo ahna wan ogolahay mahadsanid. ------------------ - join - Join ☺️ Goor Dhaw Filo
    Показать полностью ...
    6 560
    3
    Djibouti settelite bey soo iibsatay hawadana way u dirtay! Masha'allah.
    9 861
    2
    👨‍💻1GB is equal to ___ MB ?
    11 271
    2
    📚
    Waxaana ku soo koobay buug yarahan aan ugu magac daray “XIFDINTA QUR’AANKA, RIYO LEH TALLAABOOYIN”, Si ay wehel iyo kaalmo ugu noqoto kan ku guda jiro Xifdintiisa. Shidaal iyo dhiirrigelinna ay ugu noqoto kan aanan tijaabin macaanka xifdinta Qur’aanka.
    
    
    ━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━ 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ XIFDINTA QUR’AANKA 𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ C/asiis C/llaahi Xuseen 𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.7 MB 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 30 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ ━━━━| |━━━━ ━━━━| | ━━━━ ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 👍 𝗟𝗶𝗸𝗲 💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 -_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_- 📥 2 sac kadib hoos ka dagso: 👇
    Показать полностью ...
    11 651
    5

    @somalilibrary - Xifdinta Quraanka.pdf

    11 720
    71
    #⃣ LIVE-GORFEYNTA
    Somali Books 📚
    بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali Free Ah Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15 © Somalibooks Pro Inc - All Rights Reserved-⤵️ @Cabasho_Bot @Tusmobook
    1 423
    0
    ⭕️🔻 Community ++ ❗️❕ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ ) ├ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ 💎Presented by ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
    Показать полностью ...
    10 259
    5
    Buuga: NAFTAYDAAY IMAQAL Qora: zahra bint ciisa Page:76 pages Size:406 KB ----- Erayga Buugga--- hubaal qofwalba oo inaga mid a wuxu leeyahay hab nololeed isaga ugaar ah balse waxa jira waxyabo aanka simanahy oo si iskumid ah inagu dhaca inagoo anan garanayn sababaha ay waxasi ku yimadan hadana badana waxan nahy kuwo ku qanacsan sheeyada. - Join - Join

    NAFTAYDAAY IMAQAL (1).PDF

    13 702
    80
    Goordhaw Filo Buuga: NAFTAYDAAY IMAQAL Qora: zahra bint ciisa
    11 270
    5
    barakooba dhamaantiin ish allah,if iyo aakhirba Barakooba
    Dhigaal_wanaag
    Weedho xikmadaysan,qoraal dareentabad ah,sheekooyin gaagaaban,erayo jecel iwm.
    12 063
    1
    Asc Dhalinyaro Waxaan wadnay Tijaabo Yar adeega Somali-Comminitiy 2 minit Waa Delet..
    31
    0
    📚Xabag Barsheed 💎💎 F.G Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo iyo Wax la mid ah.❌ ✅ DISCLAIMER ❇️Fahruska Guud ee Buugta @TusmoBOOKS © Somalibooks Pro Inc Wixii Hore halkan 📚Buugaag hore ◈◈◈⊰────── ♻️How to donwload ? ◈◈◈⊰──────

    Xabagbarsheed.pdf

    14 404
    19
    🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑 🌑🌒🌕🌕🌘🌑🌒🌕🌕🌘🌑 🌑🌔🌕🌕🌕🌑🌕🌕🌕🌖🌑 🌑🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌑 🌑🌒🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌘🌑 🌑🌑🌒🌕🌕🌕🌕🌕🌘🌑🌑 🌑🌑🌑🌒🌕🌕🌕🌘🌑🌑🌑
    Somali Books 📚
    📚 Is-Xasuusin Hadii aad Buug leedahay ama buug hayso Somali Salaan kadib Waa Bahdsa Somalibooks oo idin leh.Ciid Mubaaric maalmo fiican kadib ❇️Hadii aad pdf leedahay oo aanad rabin inay dadka somalida ah Free ku helaan waad nala soo hadli kartaa waanka ka saarnaynaa. ❇️Sidoo kale hadii buug hayso oo jeceshahay inaad nala wadaagto inta bot ka hoose nagala nagala soo xidhiidh sxbyaal @Caaawinbot ✅ DISCLAIMER Halkan ka akhri ❇️Fahruska Guud ee Buugta @TusmoBOOKS ❌© Somalibooks Pro Inc - All Rights Reserved ❌Wixii Hore halkan 📚Buugaag hore 📚Buugaag Cusub ◈◈◈⊰ ────── ♻️ Qof Cusub How to donwload ? ◈◈◈⊰ ──────
    30
    0
    📚Buugan Awal miyaad Hayseen Hadaa Lay Laysoo gaadhsiiyeye. ❤️Love
    11 977
    5
    ❗️Caawa Live Suaalo Qoraalka ah❓
    10 233
    0

    Shiicadu waligood ma u hiiliyeen Islaamka.pdf

    11 540
    33
    📚BUUGANAAN IDIN HAYAA IGAMA AH INAAN DULMIGA QAZA LAGU HAYO AAN OGAYN WAXASE JIRTA TAARIIKHDA LAMA BADELI KARO BUUGAN ISHA MARI.. MA SOO DAAYAAA
    10 636
    2
    Asxbta Ma Isticmaashaa ChatGpt Ma Ogtahay Hada uma Baahnid inaad Login Gareyso Sida Google Waa No Login... Lakin Only ChatGPT 3.5 Adigoon ka bixin Telegram Taabo ⤵️⤵️⤵️ Sidoo kale eeg
    10 899
    10

    90 DAYS ROUTINE.pdf

    10 955
    131
    📚 "Jidka Saxda ah: 90 Maalmood ee Isbadal ka " Hordhac Kooban: Ku soo dhawoow "Jidka Saxda ah: 90 Maalmood ee Isbedelka." Buuggan, waxaynu ku galnay safar qofeed oo korriin, is-helid, iyo isbeddel qoto-dheer. Waa hage loogu talagalay inuu kaa caawiyo inaad furto kartidaada buuxda, dib u qeexid noloshaada, iyo abuurista saameyn waarta. Noloshu waa doorashooyin taxane ah, inta badan, waxaynu isku aragnaa isgoysyada, oo aan la hubin dariiqa aynu mari lahayn. Waxaan u rabnaa isbeddel, bilow cusub, laakiin waxaa laga yaabaa inaanan mar walba garanayn halka laga bilaabo ama sida loo maareeyo cakiran ee isbeddelka. Taasi waa meesha uu buuggu ka soo galo - waxa uu u adeegaa sida kombuyuutarkaaga, isaga oo ku hagaya nooca naftaada ka wanaagsan. Akhris Wacan.... 📚Buugaag hore ──────⊱◈◈◈⊰────── ♻️ Qof Cusub : How to donwload ? ──────⊱◈◈◈⊰──────
    Показать полностью ...
    10 511
    11
    Hordhac: Waxan noolnahay waqti ay sii badanayso xidh xidhaanshaha lakiin waa suaale maxa sababay ? Ma Deeganka qofku ku nool yahay ayaa sababtay ? Mise qaabka uu qofku u soo koray ? Mise waryaabooyin badan oo naga qarsoon !!!! Cilmi baadhis yar oo kooban oo ku saabsan " Sameeynta Xidhxidhaanshaha ay ku leedahay Bulshadeena " Waxa inoo soo diyaariyay Midawga fikradaha " Goobta ay ku midoobaan Fikradaha Kala Duwan "

    MIDAWGA FIKRADAHA 01.pdf

    9 523
    34
    Последнее обновление: 11.07.23
    Политика конфиденциальности Telemetrio